About Us

YOUR GOODS ON TIME. EVERYTIME.

We aim to provide a personalised service but at a very  competitive price. We offer a full range of services,  from small local projects to major national work, and everything in between. Somcargo has been established as a leading provider of first class service to importers and exporters worldwide.

 

Shirkadda Somcargo waa shirkad ka diiwaan gashan Xafiiska Shirkadaha ee England iyo Wales.
Waxay macaamiisheeda kusoo dhaweyneysaa gacmo furan iyo shaqo tayo leh. Wax yaabaha ay kuu qaban karto waxaa ka mida.

1. Inay alaab noocay doontoba ha ahaatee kuu dirto
2. In gawaadhida kuugu dirto meel kastoo aduunka ah.
3. Inay kaa kireyso Contaynaro jaban meel kasta oo   aduunka ah.
4. Inay kuusoo iibin karto dawooyin iyo qalabka cusbitaalada.

Haddaba wixii faahfaahin ah kala xidhiidh cinwaanada hoos ku qoran.